Qeexid
"Eeg labalaab1"
"Eeg labalaab1"
Wadaag:
L. ah: tiro lagu daray tiro la eg.
Wax lagu xoojiyay wax la mid ah.
m.l
Wadaag:
Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey.
Meel leexsan; luuq.
m.l
Wadaag:
Tiro, tiro la eg ku darid.
Wax, wax la mid ah ku xoojin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: